Tuesday 23 May 2017

BANDHIGA NADAARA IYO WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA 23 05 2017

Donald Trump oo madaxdii dunida Islam Jiddah ku shiriyey maxaa ka soo baxay, magalada Manchester oo qarax lagu hoobtay ka dhacay iyo weliba N Korea oo gantaal cusub tijaabisay,  kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.

Tuesday 16 May 2017

BANDHIGA NADARA IYO CAALAMKA 16 05 2017



Donald Trump oo fadeexad hor leh lugaha la galay, Waqooyiga Korea oo gantaal (medium range ah tijaabisay iyo xisbiga Labour ka oo barnaamijkiisa siyasadeed soo bandigay kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.

Wednesday 10 May 2017

BANDHIGA NADARA SHIRKA LONDON 09 05 2017



Qayraadka ummadda Soomaaliyeed oo London lagu qaybsanayo iyo cawaaqibka laga dhaxli karo, kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey iyo weliba aqoonyahan Col. Mohamed Ismail 007

Tuesday 2 May 2017

BANDHIGA NADARA IYO DAGAALKA WADAMADA CAALAMKA EE KHAYRAADKA SOOMAALIYA ...

Fariin toos ugu socota Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre,
iyo dagaalkii u dhexeyey Trump iyo Kim Jung-Un halka u marayo Kala soco
Bandhiga Nadara  iyo Eng. Ahmedgurey.