Friday 29 November 2019

ADDUUNKA OO LAYAABAN HUBKA TURKEYGU SOO BANDHIGGA KALSAN TV 26-11-2019



ADDUUNKA OO LAYAABAN HUBKA TURKEYGU SOO BANDHIGAY IYO IIRAAN OO XAALAD CULUS KA BILAABATAY

BANDHIGGA KALSAN TV 26-11-2019.

Tuesday 17 September 2019

SHIRARKA KA SOCDA DHUUSAMAREEB,MUDAHARAADKA CADAADO IYO XAALADDA SACUUDI...



Shirka Dib u heshisiinta Galmudug oo la soo gabagabeyey, Mudaharaadyada Cadaado iyo Qaraxyo lala beegsaday Warshadaha Batroolka ee Sacuudiga.

Monday 11 February 2019

BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA AQOONYAHAN AXMED ABTIDOON, EE HADALKII MAD...

Hadalka Madaxweynaha Uganda Museveni waa hadba sida loo qaato, T. May oo ku fashilantay ka bixistii midowga Europe ee Ingiriiska iyo arrimaha siyaasada caalamka. Waa markale iyo Bandhiga Kalsan Tv Mohamed A Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon


BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA SACUUDIGA OO XALAD HALIS AH SOO FOOD SAAR...



Booqashada wadaadka masiixiga ugu sareeya ee Immaraadka Carabta, Herdanka Mareykanka iyo Ruushka,
doorka Turkiga iyo weliba qalalaasaha siyaasadeed ee wadanka Venesuela iyo Ingiriiska. Waa markale iyo Bandhiga 
Kalsan Tv Mohamed Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon