DEUTSCH - SOMALISCHE UND ENGLISCHE UNTERHALTUNGS WEB BLOG
Wednesday 10 May 2017
BANDHIGA NADARA SHIRKA LONDON 09 05 2017
Qayraadka ummadda Soomaaliyeed oo London lagu qaybsanayo iyo cawaaqibka laga dhaxli karo, kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey iyo weliba aqoonyahan Col. Mohamed Ismail 007
Tuesday 2 May 2017
BANDHIGA NADARA IYO DAGAALKA WADAMADA CAALAMKA EE KHAYRAADKA SOOMAALIYA ...
Fariin toos ugu socota Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre,
iyo dagaalkii u dhexeyey Trump iyo Kim Jung-Un halka u marayo Kala soco
Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.
iyo dagaalkii u dhexeyey Trump iyo Kim Jung-Un halka u marayo Kala soco
Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.
Tuesday 25 April 2017
BANDHIGA NADAARA IYO KUURIYADA WAQOOYI OO MADAAFIIC KU GARAACDAY XEEBAHA...
Waxaa sacadaha soo socda la filaya in dagaal aan noociisa horey loo arag u ka qarxi doono gacanka Korea,
halkaas oo ay isku hor fadhiyaan cidamada adduunka ugu cududa weyn
sida Mareykan, Koreayada kunfureed iyo Japan oo dhinac ah iyo Koreayada
waqooyi, China iyo Ruushka oo dhinaca kale ka soo jeeda. kala soco
Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey
Tuesday 18 April 2017
BANDHIGA NADARA IYO SAAN SAANTA DAGAALKA 3AAD EE ADUUNKA 18 04 2017
Mareykanka Konfurta Korea oo isku hor fadhiya Gacanka Korea loona maleynayo in dagal ka dhex qarxo iyo Midowga Euope oo dalbaday in Tukiga cidamada Nato laga saaro, Kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
Wednesday 12 April 2017
NADARA IYO BANDHIGA 11 04 2017
Dunida oo dagaalkii saddexaad ee aduunyada lugaha la gashay iyo weliba ayado laga cabsi qabo in dagalada geeska Africa sii xoogeystaan, sido kale hogol colaadeed oo gacanka Korea ka curatay kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
Tuesday 4 April 2017
Tuesday 7 March 2017
BANDHIGA NADAARA 07 03 2017
Trump oo Obama ku dhegen iyo sirdoonka mareykanka iyo waaxada cadaalada
oo qoorta isugu jira iyto weliba Jarmalka oo Turkey xariirka u jarey
kala soco Barnaamijka Bandhiga Nadaara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
oo qoorta isugu jira iyto weliba Jarmalka oo Turkey xariirka u jarey
kala soco Barnaamijka Bandhiga Nadaara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
Tuesday 28 February 2017
Tuesday 21 February 2017
Thursday 9 February 2017
Tuesday 24 January 2017
BANDHIGA 24 01 2017
Dawlada UK oo kabixida yurub dharbaaxo kala kulan tay maxkamada sare ee UK. Donald Trump iyo siyaa sadihiisa cusub. Halkuu marayaa dagaalkii Muusi ee Ciraaq Dhamaan arimahan kaga bogo Bandhiga Nadara Eng. Ahmedgurey.
Wednesday 18 January 2017
Tuesday 17 January 2017
Subscribe to:
Posts (Atom)