Monday 11 December 2017

BANDHIGA KALSAN TV IYO QUDUS OO LAGU WAREEJIYAY ISRAA'IIL 06-12-2017.



SIRTA KA DAMBEYSA QUDUS

Mareykanka oo u aqoonsaday magalada barakeysan ee 

Qudus in ay tahay Caasimada Yahuuda, safaradiisana u soo rari doono. Sirta ka dambeysa kala soco Bandhiga Kalsan Tv.
Sirta ka dambeysa kala soco Bandhiga Kalsan Tv. 
Wariye Mohamed A Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon

Thursday 7 December 2017

BANDHIGA KALSAN TV IYO QUDUS OO LAGU WAREEJIYAY ISRAA'IIL 06-12-2017.



Mareykanka oo u aqoonsaday magalada barakeysan ee 
Qudus in ay tahay Caasimada Yahuuda, safaradiisana u soo rari doono. Sirta ka dambeysa kala soco Bandhiga Kalsan Tv.
Sirta ka dambeysa kala soco Bandhiga Kalsan Tv. 
Wariye Mohamed A Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon

Wednesday 29 November 2017

Wednesday 19 July 2017

BANDHIGA NADARA 18 07 2017 IYO IMAARAADKA OO CEEBOOBAY

Wadanka yar ee Qatar oo 8 dal oo Carab ah meel iska marisay, Trump oo fadeexad hor leh lugaha la galay, Daacish oo nin Somali ah hogaanka u qaban doono iyo arrima kale kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.

Tuesday 4 July 2017

BANDHIGA NADARA IYO ARIMAHA KHALIIJKA IYO CAALAMKA 04 07 2017

Bandhiga Nadara ka daawo  Arin cusub oo halis ah oo ku soo korortay xiisada khaliijka ka taagan.iyo arimo kale oo kusaabsan kabixida yurub ee UK...........

Tuesday 23 May 2017

BANDHIGA NADAARA IYO WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA 23 05 2017

Donald Trump oo madaxdii dunida Islam Jiddah ku shiriyey maxaa ka soo baxay, magalada Manchester oo qarax lagu hoobtay ka dhacay iyo weliba N Korea oo gantaal cusub tijaabisay,  kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.

Tuesday 16 May 2017

BANDHIGA NADARA IYO CAALAMKA 16 05 2017



Donald Trump oo fadeexad hor leh lugaha la galay, Waqooyiga Korea oo gantaal (medium range ah tijaabisay iyo xisbiga Labour ka oo barnaamijkiisa siyasadeed soo bandigay kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey.

Wednesday 10 May 2017

BANDHIGA NADARA SHIRKA LONDON 09 05 2017



Qayraadka ummadda Soomaaliyeed oo London lagu qaybsanayo iyo cawaaqibka laga dhaxli karo, kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey iyo weliba aqoonyahan Col. Mohamed Ismail 007

Tuesday 2 May 2017

BANDHIGA NADARA IYO DAGAALKA WADAMADA CAALAMKA EE KHAYRAADKA SOOMAALIYA ...

Fariin toos ugu socota Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre,
iyo dagaalkii u dhexeyey Trump iyo Kim Jung-Un halka u marayo Kala soco
Bandhiga Nadara  iyo Eng. Ahmedgurey.

Tuesday 25 April 2017

BANDHIGA NADAARA IYO KUURIYADA WAQOOYI OO MADAAFIIC KU GARAACDAY XEEBAHA...



Waxaa sacadaha soo socda la filaya in dagaal aan noociisa horey loo arag u ka qarxi doono gacanka Korea,
halkaas oo ay isku hor fadhiyaan cidamada adduunka ugu cududa weyn

sida Mareykan, Koreayada kunfureed iyo Japan oo dhinac ah iyo Koreayada
waqooyi, China iyo Ruushka oo dhinaca kale ka soo jeeda. kala soco
Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey

Tuesday 18 April 2017

BANDHIGA NADARA IYO SAAN SAANTA DAGAALKA 3AAD EE ADUUNKA 18 04 2017



Mareykanka Konfurta Korea oo isku hor fadhiya Gacanka Korea loona maleynayo in dagal ka dhex qarxo iyo Midowga Euope oo dalbaday in Tukiga cidamada Nato laga saaro, Kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon

Wednesday 12 April 2017

NADARA IYO BANDHIGA 11 04 2017




Dunida oo dagaalkii saddexaad ee aduunyada lugaha la gashay iyo weliba ayado laga cabsi qabo in dagalada geeska Africa sii xoogeystaan, sido kale hogol colaadeed oo gacanka Korea ka curatay kala soco Bandhiga Nadara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon

Tuesday 7 March 2017

BANDHIGA NADAARA 07 03 2017

Trump oo Obama ku dhegen iyo sirdoonka mareykanka iyo waaxada cadaalada
oo qoorta isugu jira iyto weliba Jarmalka oo Turkey xariirka u jarey
kala soco Barnaamijka Bandhiga Nadaara iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon

BANDHIGA NADAARA 07 03 2017

Tuesday 24 January 2017

BANDHIGA 24 01 2017

Dawlada UK oo kabixida yurub dharbaaxo kala kulan tay maxkamada sare ee UK. Donald Trump iyo siyaa sadihiisa cusub. Halkuu marayaa dagaalkii Muusi ee Ciraaq Dhamaan arimahan kaga bogo Bandhiga Nadara Eng. Ahmedgurey.