Wednesday 21 November 2018

Tuesday 4 September 2018

BANDHIGGA KALSAN/ XAALADDA TURKIGGA IYO USA 28 08 2018



Dagaalka dhaqaale ee Turkiga iyo Mareykanka iyo weliba caqabadaha ka soo cusboonaaday bariga dhexe.

Friday 18 May 2018

BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA QODOBADII KA SOO BAXAY SHIRKII BAYDHABO.16...



Maxaad kala Socota Shirka Dawlad Goboleedyada uga socda Baydhaba iyo Shirka habraaca hanaanka dib u egista dastuurka ee Muqdishu lagu soo gebagabeyey (13kii ila iyo 15 Maajo). Waa markale iyo barnamijkii Bandhiga Kalsan tv iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon

Saturday 31 March 2018

BANDHIGA KALSAN IYO ARIMAHA CAALAMKA 28 03 2018



Somalia oo gollaha amaanka ka dacweysay Imaaraadka Carabta, arrimaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Ruushka iyo arrimo kale ee caalamka ka taagan kala soco Bandhiga Kalsan tv. Waa markale iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon.

Wednesday 3 January 2018

BANDHIGA KALSANTV IYO IRAN OO XAALAD HALIS AH KU JIRTA IYO SHIISHADA 02-...



Xasarad siyasadeed iyo mudaharadyo sameeyey wadanka Iraan iyo Koreyada konfureed oo ku hanjabtay in ay Mareykanka gantaalo nukliyar ah ku garaci doonaan iyo weliba SHIISHADA oo wadamo badan laga mabnuucay, Soomaaliyana ku sii fideysa 🙂. Waa markale iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon