SHARIF HASSAN KUMA QANACSANA HESHIISKII KAMPALA
Xog hoose oo aan ka
helnay madaxtoyada Muqdishu aya sheegaya in gudoomiyahu baarlamaanku Sharif
Hassan u rabbo in heshiiska golaha baarlamaanka la hor geeyo, si u udiido
dabadeedna arrintu isugu soo arruurto in
bisha August la qabto doolrashadii madaxweynaha iyo golaha baarlamaanka.
Xildhibaan goobjog ah aya wuxu yiri:
“Shariif Hassan ula jeedkiisa kaliyah ma aheyn in Xilka laga
Casilo Ra’isul Wasaarihii hore Farmaajo ee waxuu doonayaa in Heshiiska
Xildhibaanada aysan rabin ee Kampala lagu soo gaaray in ay diidaan
Xildhibaanada kadibna uu sheego in Doorasho la qabto taas uu doonayo in
Saxibkiis Shariif uu meesha ka saaro laakiin hada ayaa waaga u baryay wiishkana
ku yeeray Madaxweyne Shariif.
Warka oo dhan ka aqriso halkaan
Arrintu waxay hadda u muqataa in markii u taqalusay
raisulwasarihi, in u rabo madaxweynahana inu dabadhigo. (alles oder nichts) aya
la yiraah siyasadaas,
Taas oo mecnaheedu yahay ama aan wada hello ama aan wada
waayo.
Waxaa murugo iyo
qoomamiyo, maanqashiyo ciil leh
- Maskax iyo
garaad iyo wixii, muruqba kaa liita
- Markuu adiga
sharaftaad mudnayd, kaa maroorsado e
“UMMADYAHAY QABIILKIYO QARANNIMADU WAA LABA, AAN
ISQAADI KARINOO WELIGOOD ISQABANEYN.”
ALLOW CULUMADA CILMIGII
NOOGU SOO CELI, ALLOW DALKA NABADII NOOGU SOO CELI,
ALLOW UBADKA EDEBTII NOOGU SOO CELI, ALLOW DUMARKA XISHOODKII NOOGU SOO
CELI,
ALLOW ODAYAASHA TALADDII NOOGU SOO CELI, ALLOW UMMADA AAMINAADDII NOOGU SOO
CELI,
ALLOW CULUMADA DACADII NOOGU SOO CELI, ALLOW MADAX DAACADA DADKAN U SOO DIR.
Allow shacabkeena dhiigii iyo
dhiranaantii iyo kartidiiba noogu soo celi.
DOQONTU XARKIHII LAGU XIRXIRI LAHAA AYADAA XUSULADA KU
SIDATA.
Waa socotaa …La soco qaybta
asbuuca so socda: “col ku dhacyey oo tuugo ku cidamisay….
Soo booqo blogs ka: don’t
forget to rate it