DEUTSCH - SOMALISCHE UND ENGLISCHE UNTERHALTUNGS WEB BLOG
Tuesday 10 September 2019
Saturday 13 April 2019
HISHIISKA SOOMAALIYA IYO KENYA BANDHIGA KALSANTV 06-03-2019
HISHIISKA SOOMAALIYA IYO KENYA BANDHIGA KALSANTV 06-03-2019
BANDHIGA KALSANTV WEERARKII NEW ZEALAND IYO WAXYAABIHII UGU DAMBEEYAY.
BANDHIGA KALSANTV WEERARKII NEW ZEALAND IYO WAXYAABIHII UGU DAMBEEYAY. 19 03 2019
QAADASHADA GOLAN HAYTE EE YUHUUDA BANDHIGA KALSAN TV 26 03 20190003
QAADASHADA GOLAN HAYTE EE YUHUUDA BANDHIGA KALSAN TV 26 03 2019
Monday 11 February 2019
BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA AQOONYAHAN AXMED ABTIDOON, EE HADALKII MAD...
Hadalka Madaxweynaha Uganda Museveni waa hadba sida loo qaato, T. May oo ku fashilantay ka bixistii midowga Europe ee Ingiriiska iyo arrimaha siyaasada caalamka. Waa markale iyo Bandhiga Kalsan Tv Mohamed A Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA SACUUDIGA OO XALAD HALIS AH SOO FOOD SAAR...
Booqashada wadaadka masiixiga ugu sareeya ee Immaraadka Carabta, Herdanka Mareykanka iyo Ruushka,
doorka Turkiga iyo weliba qalalaasaha siyaasadeed ee wadanka Venesuela iyo Ingiriiska. Waa markale iyo Bandhiga
Kalsan Tv Mohamed Salad iyo Eng. Ahmedgurey W Abtidon
Wednesday 21 November 2018
BANDHIGA KALSAN TV,SOCDAALKA WASIIRADDA ITOOBIYA IYO ERITEREEYA IYO SAC...
BANDHIGA KALSAN TV,SOCDAALKA WASIIRADDA ITOOBIYA IYO ERITEREEYA IYO SACUUDIGA OO TAAGEERO KA HELAY
Tuesday 4 September 2018
BANDHIGGA KALSAN/ XAALADDA TURKIGGA IYO USA 28 08 2018
Dagaalka dhaqaale ee Turkiga iyo Mareykanka iyo weliba caqabadaha ka soo cusboonaaday bariga dhexe.
Friday 18 May 2018
BANDHIGA KALSAN TV FALAQEYNTA QODOBADII KA SOO BAXAY SHIRKII BAYDHABO.16...
Maxaad kala Socota Shirka Dawlad Goboleedyada uga socda Baydhaba iyo Shirka habraaca hanaanka dib u egista dastuurka ee Muqdishu lagu soo gebagabeyey (13kii ila iyo 15 Maajo). Waa markale iyo barnamijkii Bandhiga Kalsan tv iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon
Saturday 31 March 2018
BANDHIGA KALSAN IYO ARIMAHA CAALAMKA 28 03 2018
Somalia oo gollaha amaanka ka dacweysay Imaaraadka Carabta, arrimaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Ruushka iyo arrimo kale ee caalamka ka taagan kala soco Bandhiga Kalsan tv. Waa markale iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon.
Wednesday 21 March 2018
Thursday 18 January 2018
Wednesday 3 January 2018
BANDHIGA KALSANTV IYO IRAN OO XAALAD HALIS AH KU JIRTA IYO SHIISHADA 02-...
Xasarad siyasadeed iyo mudaharadyo sameeyey wadanka Iraan iyo Koreyada konfureed oo ku hanjabtay in ay Mareykanka gantaalo nukliyar ah ku garaci doonaan iyo weliba SHIISHADA oo wadamo badan laga mabnuucay, Soomaaliyana ku sii fideysa 🙂. Waa markale iyo wariye Mohamed A Salad iyo Eng Ahmedgurey W Abtidon
Subscribe to:
Posts (Atom)