Wednesday 4 May 2011

COL KU DHACYEY OO TUUGO KU CIDAMISAY Part 5


Geerida Osama, soomaaliya ma u fa’ida mise waa u qasaare?

Laga soo bilaabo 1991, markii safaradaha Nairobi iyo Daresalam la qarxiyey aya waxaa lala xariirinayey in  Osama soomaaliya ku lug lahaa, ha ahaato xag dhaqaalle ama xag afkaareedba.
Aniga waxay ila tahay in haddii Osama meesha ka baxay arrinta Soomaaliya ay ka soo rayn karto. Dhibaatada dabada dheeraatay ee soomaaliya waa arrin laga rabo in Somaliyi xalisato, la iskana ilaaliyo in u san dalku noqon meel quwaado shisheeye ku dagaalamaan. Waxaan wada ognahay in wadankeena ay ku dagaalamayaan alqacida iyo reer galbeed iyo weliba amxaaro iyo eriteria (Proxy wars), waa dagaalo meelo kale laga soo xawilay oo ummadeenu ku baaba’day.
Haddii aan rabno inaan qilaafkeena xalino waa inaan wada haddalnaa, oo dalkeena gudahiisa ku wada hadalnaa kadibna aan dawlad dhisanno. Waa inaan oganaa in aysan dawlad IGAD ama international community no soo dhistay iyo barlamaan naloo soo xulay dawlad noo noqoneyn ee loo bahanyahay inaan inta geedka hoostagno kala gar qaadano isna xaal marino sii ummadeena aan dhibka uga saarno.
Waa hubaal in aan Alqacida, IGAD, Ethiopia, Kenya ama International Community aysan xal waara noo keeneyn. Waxaa la joogaa Maantay xiligii aan dadkeena u turi lahayn oo dhibka ka saari lahayn.
Soomaaliyey aqligu waa inu shaqeeyo, sida aan ku jirno si ma aha, waxaan weli xasuusanaa oo qalbigeena kuwada yaal xasuuqyadii isdaba jooga aha ee beledweyne, hotel Shaamo, hotel muna iyo kuwii kale ee Amxaartu geysatey. Xassuqa shacabka Soomaaliyeed loo geystey, cid kasta ha geysato wax la iloobi karo ma aha. Hadda waxa la joogaa xiligii ay qoloyinka is hayaa saaxiga kenni lahayeen oo la wada hadli lahaa.
“RAG LA’AANI WAX KUMA YEESHEE, RAG XUMAA KU DISHA”

“Allahayoow Ferenjigii muxuu, nacas fariideeyey,
Faa'iido laawiyo muxuu nin ragga, feyl ka wada yeedhshay
Nimaan aabihiis fuuli jirin, faras muxuu saaray”. 
LIST OF SOMALI REGIONAL GOVERNMENTS
no
State
President
Location
1
TFG
Sh. Sharif Sh. ahmed
Mogadishu
2
Awdal Land
Not named yet
Diaspora (Qurba J oog)
3
SSC State
Dr. Saleban Ahmed (Xagle Tosiye)
Diaspora (Qurba Joog)
4
Galmudug State
Col. Moh’ed Ahmed Alin
Galkacyo
5
Som. Central State
Dr. Moh’ed H Abdi (Carabey)
Diaspora (Qurba Joog)
6
Puntland
Dr. A/rahman Faroole
Garowe
7
Ximan iyo Xeeb
Mudane Moh’d A. Adan Ticey
Adaado
8
Hiran State
Prof. Ali Abdi Gure
Diaspora (Qurba Joog
9
Hiran State
Eng. A/kadir Adan Jiraabey
Diaspora (Qurba Joog)
10
Hiran State
Dr. Mohamud Abdi Gaab
Diaspora (Qurba Joog)
11
South West State
Dr. Cali cabdi Abuukar "Baab" 
Diaspora (Qurba Joog)
12
Azania State
aaaa     Prof. Moh’d A. Moh’ed Gaandi
Diaspora (Qurba Joog)
13
Juba Raas State
Eng. Abdulqadir Moh’ud Yusuf
Diaspora (Qurba Joog)
14
Jubaland    
Mudane Moh’ed A. Nur Kilaas
Diaspora (Qurba Joog)
15
Ras caseyr State
Mr Farah M. Yusuf (Dooha)
Diaspora (Qurba Joog)
16
Makhir Land
Mr Jibril Ali Salad
Diaspora (Qurba Joog)
17
Mareeg State
Dr Moh’ed Haji
Diaspora (Qurba Joog)
18
Xam
ar iyo Xamardaya
Mr Jabriil Xaaji Maxamuud
Diaspora (Qurba Joog)
19
Wareer iyo Waali State
Eng. Omar H. Yusuf
Diaspora (Qurba Joog)
20



























No comments:

Post a Comment