Sunday 1 May 2011

Joke of the week / Witz des tages

Weylo aadnaan lahayn baad wastaan
Nin reer sudan ah ayaa wuxu qabay xaas aad u qurux badan, dabadeed subax walba waxay rooti ka soo gadataa rootile yemani ah kaas oo gabadha quruxda badan ka helay.
Subax walba waa u shukaansadaa asagoo ku leh “gormaan kulanaa iyo xagee kugu imaadaa”? Naagtii ninka shukaansigiisi ayey qaati ka istaagtay oo aad u dhibsatay.
Maalinti dambe ninkeedi ayey u sheegtay dhibka rootilahu ku hayo, dabadeed ninkeedi aya ku yiri, cawa markaan lo’da soo xareynayo wax yar ka hor balami oo markaan imaado weylaha ku dhexdhuumo dheh ana shaqadiisa aqaane.
Sidii bay yeeshay oo ninkii rootilaha aha way balamisay, ninkii oo la jooga ayaaa ninkeedi banaanka ka soo qayley asagoo lo’dii wada. Markaasey ku tiri rootilihi war orod oo weylaha dhex gal haddi kale ninkaasi waa ku dilayaa. Sidii bu yeelay oo weylihii bu dhex galay. Ninkeedii baa u yeedhay oo yiri na heblaay kalay lo’da ii celi cawa weyl baan wasayaaye. Dabadeed weylihii ayu inta dhex galay ayu ninkii oo weyl iska dhigay wax aan la arag ku sameeyey.
Ayaanti dambe ninkii rootilaha ahaa naagtii waa u la hadli wayey, maalinti dambe ayey ku tiri “maxaa kugu dhacay beryahaan ilama hadleyside”.
Markaas u ku yiri “maxaan kula hadlaa weylo aadnaan lahyn baad wastaane”.
Haddu weyl wasayo ninkaagu ma kuwisa waso.

(ma haysa sheeko qosol leh? just i soo email  garee)
ahmed.abtidon@gmail.com
Please don't forget to comment
plz rate the jokes

No comments:

Post a Comment