Monday 2 May 2011

Joke of the week / Witz des tages

MIRQAAN
dhalinyaradii dagaaladii xamar ku aqliyeysatay (mooryaan)mid ka mid ah aya maalin maalmaha ka mid ah qaad soo qaatay, dabadeed wuxu la fariistay geed talaal ah oo gurigooda ku hor yaal;
Markuu mirqaamay ayu wuxu soo xasuustay, gabar u jeclaa oo xafada la degen lakin waa u ka xishoodaa sababta oo ah waxaa dhalay wadaad dugsiga xafada quraanka ka dhiga. Yarkii sheekadii ayu aad uga fekerey dabadeed waxaa hor timid asagoo gabadhi inta balamiyey ay wada sheekeysteen, wax yar kadib gabadhi aya ureysatay, markaas ayey abbaheed ogaad in u asagu ureeyey. Wadaadkii gabadha dhalay ayaa habaaray wiilkii markaas ayu wiilkii dameer noqday. Dameerkii inta la raray oo 4 tanag la saaray ayaa xafadda loogu dhaamiyaa. Wuxu is yirah bal dadka u sheeg in aadan dameer ahayn ee wiilkii xafada tahay, markaasu sida dameerkii u ciyaa iiiiii-aaaa, iiiiiiii-aaaa, ninka biyaha ku dhaminayaana si xun ayu usha ula dhaca asaguna sida dameerkii ayu u qayliyaa, iiiiiii-aaaaa, iiiii-aaaa, ileen ma hadli karo oo waa dameere.
Habeenkii caws aya loo keena si u ucuno, marka u dadka u sheeg is yirah in usan dameer ahayna sida dameerkii ayu u ciyaa, iiiiiiii-aaaa, iiiiii-aaaa.
Wiilkii wuxu soo baraarugay asagoo iiiiiiii-aaaa, iiiiiiii-aaaaa leh iyo dadkii xafada oo dhan fiirsanaya ayagoo la yaaban oo leh ar mantay xaa igaargii ku dhacay, waa kan sida dameerkii u qaylinayee.
Xishood ayu wiilkii xafadii uga cararay. <Sheeko mirqaan>

Deutsch/German
Der Herr Schulrat inspizert die dritte Klasse und fragt nach Hauptwörtern. Der Max: 'Rindvieh!' Der Michel: ' Drecksau!' Der Rolf: ' Sauhund!' Der Schulrat ist schockiert und wendet sich an den Lehrer: 'Der Sinn ist zwar erfasst, aber erklären sie mir bitte, woher die Kinder diese Ausdrücke haben!' Darauf der Lehrer: 'Ich weiss auch nicht, was die Arschlöcher heute wieder haben!'


(ma haysa sheeko qosol leh? just i soo email  garee)
ahmed.abtidon@gmail.com
Please don't forget to comment

No comments:

Post a Comment