Tuesday 24 May 2011

JOKE OF THE WEEK/WOCHE


Qolka waan fiiqayaa .....
 Nin reer Xamar ah ayaa wuxu arrimo shaqo u tegay magalada Hargeysa.
Ninkii wuxu ku degey Hotel, isagoo kireystay muddo laba bilood ah, lacagtana wa u sii hormariyey.
Maalintii dambe aya waxa albaabka soo garaacday gabar ka shaqeysa Hotelka, markii u ka furay ayey waxay ku tiri “qolka ayaan fiiqayaye isga soo bax”.
Ninkii reer xamarka ahaa ayaa asagoo yaaban ku yiri, “abaay shactaro miya taas? Asagoo ka wada ma ila kaftamee,  markaas ayey ugu jawaabtay, “weger war waxaad sheegeyso garan maaye qolka waan fiiqayaaye soo bannee”
.Ninkii reer Xamarka ahaa oo yaaban aya ku yiri, “fiiri Abaay, qolkaan laba bilood ayaan ijaarkiisa sii baxshay ee u kaadi intii lacagta aan ka soo ceshanaayo, markaas fiiq aad tiriye fufuji haddii aad rabtid


1 comment:

  1. Good post. I learn something totally new and challenging
    on websites I stumbleupon everyday. It's always exciting
    to read through content from other writers and practice
    a little something from their web sites.

    My blog - latest games on iphone

    ReplyDelete